Wasaaradda warfaafinta dhaqanka Iyo dalxiiska XFS ayaa Magaaladda Muqdisho ku qabatay Munaasabada maalinta dalxiiska Aduunka taas oo si weyn loo soo agaasimay.
Munaasabadaan ayaa waxaa goobjoog ah Wasiirka Wasaaradda Mudane Da’us Aweys Jaamac, Agaasimaha Guud, Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Iyo masuuliyiin ka socotay hay’adaha kala duwan ee dowladda.
Dalkeena Soomaaliya ayaa leh gooba badan oo dalxiiska ku wanaagsan waxaana munaadabadaan lagu soo bandhigay goobo qurux badan oo lagu tala jiro in laga faa’ideysto dhawaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *