Skip to content
  • Ministry of Information, culture & Tourism - Mogadishu, Somalia
Facebook-f Twitter Youtube Instagram
Menu
  • Home
  • News
  • Destinations
  • Articles
  • About Us
  • Contact Us
  • Home
  • News
  • Destinations
  • Articles
  • About Us
  • Contact Us
Menu
  • Home
  • News
  • Destinations
  • Articles
  • About Us
  • Contact Us

News

Magaalada Muqdisho oo si xowli ah Horumar u sameyneysa
Muqdisho (naanays: Xamar) waa caasimada Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya, waxa ayna ku taalaa galbeedka Badda Soomaaliyeed, waa magaalo qurux badan oo indhuhu soo jiitaan, oo aay Badda Soomaaliyeed kaga wareegsan tahay sadax jiho. Waxaa magaalada Muqdisho dhidibada loo aasay waqti aad u fog oo aay taariikhyahanada isku qilaafeen in magaaladani la aas'aasay qarnigii 2aad ama kii 3aad ee taariikhda miilaadiga.
Guji halkaan

Wasaaradda warfaafinta dhaqanka Iyo dalxiiska Magaaladda Muqdisho ku qabatay Munaasabada maalinta dalxiiska Aduunka

January 28, 2023 No Comments

Wasaaradda warfaafinta dhaqanka Iyo dalxiiska XFS ayaa Magaaladda Muqdisho ku qabatay Munaasabada maalinta dalxiiska Aduunka taas oo si weyn loo soo agaasimay. Munaasabadaan ayaa waxaa

Read More »

Wasaaradaha Warfaafinta & Qorsheynta Qaranka oo Daah furay daraasadda qaybta dalxiiska iyo martigelinta dalka

January 28, 2023 No Comments

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, XFS Mudane Daa’ud Aweys Jamac oo uu weheliyo dhiggiisa Wasiirka Wasaarada Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Wasiir Maxamuud Cabdiraxman

Read More »

Quick Links

  • Home
  • About Us
  • Destinations
  • Contact

Social Media

  • Facebook
  • Twitter
  • Youtube
  • Instagram

Contact Info

  • Ministry of Information, Culture & Tourism Mogadishu, Somalia
  • +252 615 684 801
  • info@tourism.gov.so

Get in touch

For full enquiries on all places to travel in Somalia, do not hesitate to contact us.

+252 615 684 801

Department of Tourism Developed by Mwenge

Copyright © 2022. All rights reserved.